Uncategorized

DHAGEYSO:-Khilaafka u dhaxeeya Dowladda Soomaaliya iyo Maamul Gobaleedyada.

Muqdisho-KNN-Geelle Maxamed Aadan oo ah Wasiir ka tirsan maamulka Jubbaland, sidoo kale ka tirsan Xubnaha Baarlamaanka Maamulkaasi ayaa faah faahin ka bixiyay Khilaafka u dhaxeeya Dowladda Soomaaliya iyo Maamul Gobaleedyada Soomaaliya,gaar ahaan Jubbaland.

Wareysigaan oo dheer ayaa Idaacadda kulmiye Wasiirka waxay weydiisay su’aalo la xariira Caqabadaha ay Wajaheyso Dowladda Soomaaliya ee ka imaanaya maamul Gobaleedyada iyo wararka xanta ah ee ku aadan in maamul Gobaleedyada ay caqabad yihiin Soomaaliya.

Wareysigaan waxaa qaaday Xuseen Cabdulle Maxamed oo ka tirsan KNN

Halkaan ka dhageyso Wareysiga Wasiir Geelle.