Uncategorized

Dhageyso:-Kooxo burcad ah oo xalay wiil dhalinyaro ah ku dilay Gaalkacyo

Gaalkacyo-KNN-Ciidamada amaanka maamulka Puntland ayaa Waaqoyga magaalada Gaalkacyo ka sameeyay howlgalo ka dhan ah kooxo hubeysan oo dil iyo dhac ka geysta magaaladaasi muddooyinkii dambe.

Xalay ayaa magaalada Gaalkacyo waxaa lagu dilay Wiil dhalin yaro ah oo ay dileyn rag hubeysan, kadib markii uu diiday Taleefoon ay ka qaadan rabeyn.

Wariyaha Idaacada Kulmiye ee Gaalkacyo Liibaan Cajiib Xaaji ayaa arintaan goor dhow ka wareysanay.

Halkaan ka dhageyso.