Uncategorized

DHAGEYSO:-Laba Wiil oo maanta Koronto ay ku dishay magaalada Muqdsho

Muqdisho-KNN-Magaalada Muqdisho ayaa saarakay waxaa ku geeriyooday laba wiil oo dhalinyaro ah oo ay dilshay Koronto sida dadka deegaanka ay xaqiijiyeen.

Mid ka mid ah labada wiil ee dhintay ayaa markii hore ay qabatay Korontada halka midkalane uu isku dayay in uu bad baadiyo wiilka Korontada ay qabsatay, balse halkaasi ay kuwada dhineen labadoodii.

Qof goobjoog ah oo la hadaly Idaacada Kulmiye ayaa nooga warbixiyay sida ay wax u dhaceyn

Halkan ka dhageyso wareysiga Joobgoogaha.