Uncategorized

DHAGEYSO:-Maamulka gobolka Banaadir oo sheegay inay bilaabayaan canshuur qaadista Guryaha Muqdisho

Muqdisho-KNN-Xuseen Maxamed Nuur guyddoomiye ku xigeenka maamulka gobalka Banaadir dhanka maaliyada ayaa sheegay in dhawaan ay bilaabi doonaan canshuur aruurin lagu sameeyo guryahay kuyaala gobalka Banaadir.

Canshuurta ayuu ku sheegay in wax badan loogu qabanayo shacabka Sooamliyeed.

Mr Xuseen ayaa yiri”shacabka Muqdisho haddii ay dhiibaan canshuurta way arki doonaan halka ay ku baxday”

Maalmihii dambe ayaa maamulka gobolka Banaadir wuxuu degmooyinka qaar ee gobolka Banaadir ka howl gilinayay xarumo ay ku sheegeen in loogu adeegayo bulshada.

Halkan ka dhageyso guddoomiyaha oo arimahaasi ka hadlaya.