Uncategorized

DHAGEYSO:-Maamulka Gobolka Hiiraan oo sheegay in ay furayaan Wadooyinka xeran ee Gobolkaasi.

Muqdisho-KNN-Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in ay  furi doonaan degmooyinka iyo Wadoonyinka go`adoonsan ee Gobolkaasi.

Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa sheegay in ay bilowdeen howlgalkii lagu furilahaa wadoonyinka isku xero Beladweyn Buulo-burde, Jalaqsi, Jowhar, Aadan Yabaal, iyo kuwoo kale.

Halkaan ka dhageyso.