Uncategorized

Dhageyso:- Maamulka Puntland oo ka hadlay Doon maanta ku gubatay meel u dhaw Dekadda Boosaaso.

Boosaaso-KNN- Wasiir ku xigeenka Dekadaha maamulka Puntland Cabdirisaaq Nuur Cumar oo warfidiyeenka kula hadlay magaalada Boosaaso ayaa waxaa uu faah faahin ka bixiyay doon maanta dab uu ku qabsaday meel u dhaw dekadda magaalada Boosaaso.

wasiirka ayaa sheegay in labo qof ay ku dhaawacantay kuwaa oo kamid ahaa shaqaalaha Doonta.

halkaan ka dhageyso warka.

Bosaso- Dooni ku gubatay Dekedda Bosaso- Soomane 3daqiqo- 19-03-2018