Uncategorized

DHAGEYSO:-Madaxda maamul goboleedyada oo eedeen u soo jeediyay dowlada dhexe

Muqdisho-KNN-Hogaamiyaasha maamul goboleedyada dalka ayaa maanta magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee maamulka Koofur Galbeed waxaa ugu furmay shir ay ugu hadlayaan xaalada siyaasadeed ee dalka uu marayo iyo arimo kale.

Madaxda maamul goboleedyada ayaa eedeen u soo jeediyay dowlada dhexe ee Soomaaliya, waxaana ay ku eedeeyeen in dowlada aysan diyaar u`aheen in ay meel mariso nidaamka fedraalisimka ee dalka uu qaatay.

Wariyaha Idaacada Kulmiye ee deegaanada Koofur Galbeed Axmed Saadaq oo ku sugan xarunta madaxda maamul goboleedyada uu ugu soconayo shirka ayaan goor dhow ka wareysanay wax yaabaha shirka leysku soo qaaday iyo wararkii ugu dambeeyay ee shirka ku saabsan.

Halkan ka dhageyso.