Uncategorized

Dhageyso:- Madaxweynaha Hirshabelle oo ku baaqay in Xal laga gaaro Xiisadda Galmudug

Muqdisho–KNN– Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa markii ugu horeysay ka hadlay Xiisadda Siyaasadeed ee ka dhex jirta Maamulka Galmudug,waxaana uu ku baaqay in Xal Deg Deg ah laga gaaro.

Baaqa Madaxweynaha Hirshabelle  ayaa imaanaya Xilli Xildhibaanno ka tirsan Galmudug ay sheegeen in ay Xilkii ka tuureen Madaxweyne Xaaf,balse Xaaf uu ku gacan seyray Go’aanka Xildhibaanada.

Halakaan Hoose ka dhageyso Codka