Muqdisho-KNN- Maxamed Cabdullahi Farmaajo madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa uu sheegay inuu sameeyay daraasad ku aadan cadaalad dalka oo uu tilmaamay in ay ka jirto cadaalad dari.
Madaxweynaha ayaa tilmaamay in muddo dheer uu waday daraasad uu ku sameynayo cabashada dadka shacabka ah ka qabaan maxkamadaha dalka isagoo sheegay in mardhaw wax laga qaban doono oo la joogo xiligi laga jawaabi lahaa cabashooyinka shacabka.
Halkaan ka dhageyso Codka madaxweynaha ee uu kaga hadlay Garsoork:-