Uncategorized

DHAGEYSO:- Madaxweyne Farmaajo oo u hambalyo u diray maamulka iyo Shaqaalaha ee Radio Kulmiye.

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Kulmiye ayaa Hambalyo udiray maamulka iyo shaqaalaha KNN oo maanta u dabaal dagaya sanad guuradii 7-aad ee aas aaska Idaacadda.

Madaxweynaha ayaa sheegay in Idaacadda Kulmiye ay ka tilmaaman tahay Warbaahinta kale ee Soomaaliya, waxa uuna kula dar-daarmay in ay halkoodii ka sii wadaan shaqada iyo gudbinta wararka xaqiiqda ku salaysan.

Halkaan ka dhageyso warbixin ku saabsan Hambalyada Madaxweynaha.