Uncategorized

Dhageyso:-Maleeshiyo hubeysan oo jid gooyo dhigatay afaafka hore Xarunta degmada Cadaado.

Muqdisho-KNN-Wararka ka imaanaya magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in saaki magaaladaasi ay ka taagantahay xiisad, kadib markii  xarunta degmada Cadaado ay koox maleyshiya ah dhigteen isbaaro, taas oo dadka deegaanka iyo maamulka degmadaba ay bilaabeen sidii isbaaradaasi looga qaadi lahaa magaalada cadaado.

Halkaan ka dhageyso wariyaha Kulmiye ee Cadaado Sharma`arke Suuley oo arimahaas ka hadlaya.

Dhageyso: