Uncategorized

DHAGEYSO:-Mareykanka oo maanta Safaaradiisa ka furaya magaalada Barakeysan ee Qudus.

Muqdisho-KNN-Dowladda Mareykanka ayaa maanta 1-da duhurnimo safaaradiisa ka furaya magaalada Barakeysan ee Qudus ee dhulka Falastiin sida uu Bishii December ku dhawaaqay Madaxweynaha Mareykanka Trump.

Ciidamada Maamulka Yahuudda ah ee Israel  ayaa saakay dabaal dagyo ka wada Qudus kuwaas oo ku faraxsan Taageerada Mareykanka ee Israel, waxyna xireen xalay wadooyin badan oo u dhaw aagga Safaraadda Mareykanka laga furayo.

Halkaan ka dhageyso Warbixin ay ka diyaarisay KNN.