Uncategorized

DHAGEYSO:-Maxaa wax looga qaban la’yahay Biyaha Roobka ee fariistay Wadooyinka Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Roobka Gu’ga oo ka curtay Soomaaliya ayaa saameeyay gobalo badan waxaana meelaha qaar ku dhintay dad iyo xoolo badan.

Magaalada Muqdisho ayaa ka mid ah meelaha uu saameeyay Roobka, waxaana go’ay qaar ka mid ah wadooyinka magaalada Muqdisho, halka qaarkoodna ay biya Fariisteen.

Idaacadda kulmiye ayaa Barnaamijkaan ka diyaarisay sababta wax looga qaban la’yahay Biyaha magaalada Fariistay ee ka dhashay Roobka ka da’aya magaalada.

Xuseen Cabdulle Maxamed oo ka tirsan Idaacadda Kulmiye ayaa soo diyaariyay Barnaamijkaan

Halkaan ka dhageyso Barnaamijka oo dhameestiran