Somali News

Dhageyso:-Mid ka mid dadkii la dagaalamay Al-shabaab ee G.Mudug oo ka warbixinaya dagaalkaasi

Cadaado-KNN-Mid ka mid ah dadka deegaanka Caad ee gobolka Mudug ee la dagaalamay kooxda Al-shabaab ayaa la hadlay KNN wuxuuna ka warbixiyay sida uu u dhacay dagaalka iyo hubka leysku adeegsaday.

Qofkaan la hadlay Idaacada Kulmiye ayaa sheegay in ay u dul qaadan waayeen amaro uu sheegay in yihiin duleysinimo oo Al-shabaab ay ku soo rogayeen.

Wuxuu sidoo kale uu tilmaamay in dagaalamayaasha Al-shabaab ay gaarsiiyeen khasaaro kala duwan oo isugu jiro dhimasho iyo dhaawacba leh.

Halkan ka dhageyso.