Uncategorized

DHAGEYSO:-Miino ku qaraxday caruur ku ciyaareysay Magaalada Gaalkacyo.

Muqdisho-KNN-Ku dhawaad 10 caruur ah ayaa ku dhaawacantay midkalane wuu geeriyooday kadib markii ay la qaraxday Miino ay ku ciyaarayeen, caruur ayaa ku sugneed  Waqoyga Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug, waxaana hadda lagu daweynayaa caruurtii dhaawacantay Isbitaal ku yaala Magaalada Gaalgacyo.

Maamulka Gobolka Mudug iyo midka Magaalada Gaalgacyo ayaa qaraxa ka dib gaaray goobta uu qaraxa ka dhacay, waxa ayna tilmaameyn in ay dib warbaahinta kala hadli doonaan.

Halkaan ka dhageyso Wariyaha KNN ee Gaalkacyo.