Uncategorized

DHAGEYSO:-Muruq maalka Suuqa Bakaaraha oo ay saameysay xernaanshaha Suuqaasi.

Muqdisho-KNN-Xernaanshaha Suuq Wey ee Bakaaraha ayaa wuxuu saameeyay qaar ka mid ah muruq maalka ka xamaasha Suuqaasi kuwaas oo noloshooda ay ku tiirsaneed waxa ay ka helaan suuqa Bakaaraha.

Qaar ka mid ah dadkaan ka xamaasha Suuqa Bakaaraha oo lahadlay KNN ayaa Dowlada ka dalbaday in ay xal u raadiso xernaashaha Ganacsiga Suuqa Bakaaraha oo ay ku tiirsanaayeen.

Halkaan ka dhageyso.