Uncategorized

DHAGEYSO:-Naafada gobolka Banaadir oo dalbaday in la anfuriyo bisha Ramadaan

Muqdisho-KNN-Qaar ka mid ah naafada ku nool gobolka Banaadir oo la hadlay Idaacada Kulmiye ayaa maamulka gobolka Banaadir iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed ka dalbaday in la anfuriyo bisha barakeysan ee Ramadaan oo maalmo kaliye ay naga xigaan.

Halkan ka dhageyso Naafada oo arimahaas ka hadlaya.