Uncategorized

DHAGEYSO:-Puntland iyo Soomaaliland oo loogu baaqay iney joojiyaan Dagaalka Tukeraq.

Muqdisho-KNN-Imaam Cumar Macalim Abshir oo ka mid ah Waxgaradka Beelaha Soomaaliyeed ayaa Cambaareeyay dagaalka dadka badan ay ku dhinteen ee ka dhacay deegaanka Tukeraq ee gobalka Sool,isagoo dalbaday in dagaalkaas si deg deg ah loo joojiyo.

Imaamka ayaa sheegay in dambi iyo khasaare dhimasho iyo dhaawac oo kaliya laga dhaxlayo dagaalkaasi oo aysan ku jirin dan kale, waxa uuna Labada dhinaca ka dalbaday in ay Joojiyaan dagaalkaasi.

Halkaan Riix si aad Udhageysato Wareysiga Imaam Cumar Macalim Abshir.