Muqdisho–KNN–Mas’uuliyiinta Maamulka Puntland ayaa sheegay in aysan ogolaan doonin in Magaalada Buuhoodle aysan ka dhicin Doorashada Somaliland islamarkaana ay ka hortagi doonto in Doorasho ay ka dhacdo.
Sidoo kale Mas’uuliyiinta Maamulka Puntland waxaa ay sheegeen in ay Heegan geliyeen Ciidamada Puntland ee jooga Magaalada Buhoodle.
Magaalada Buuhoodle waxaa ka jirta Xiisad siyaasadeed,waxaana isku haysta Dhinacyo kala Taabacsan Somaliland iyo Puntland.
Halkaan Hoose ka dhageyso Codka