Uncategorized

DHAGEYSO-:Qarax miino oo goor-dhaw ka dhacay degmada Hodan.

Muqdisho-KNN-Qarax miino ayaa goor-dhaw ka dhacay xaafadda digfeer ee degmada Hodan, waxaana ka dhashay dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad shacab ah iyo Xoolo ka agdhawaa.

Wariyaha Idaacadda Kulmiye Saciid Warsame Sabriye oo ka agdhawaa halka uu qaraxa ka dhacay ayaa uga Waramay C/qani C/llaahi Ibraahim, waxa uuna sheegay in qaraxa la geliyay darbiga Guri ay dad shacab ah daganaayeen.

Halkaan ka dhageyso Wareysiga Wariyahayna.