Uncategorized

Dhageyso:-Qof Rayid ah oo lagu dilay Degmada Kaaraan Ee Muqdisho

Kaaraan–KNN– Wararka laga helayo Degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir ayaa sheegaya in Qof Rayid ah lagu dilay Meel u dhow Xarunta Degmada kaaraan ee Gobolka Banaadir.

Qof kamida dadka Goobjooga ah ayaa Radio Kulmiye u sheegay in Qofka la dilay uu ka mid ahaa Dadka Degaanka islamarkana uu dilay Askari ka tirsan Ciidamada Degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir.

Xariir aan la sameynay Maamulka Degmada iyo saraakiisha Ciidamada ayaan noo suuro gelin in aan haleelno.

Halkaan Hoose ka dhageyso Wareysiga Goobjooga ah