Muqdisho-KNN- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya mudane Xasan Cali kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa dalka dib ugu soo laabtay kadib booqasho ay ku tageen dalka sacuudiga.
Wafdiga ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Aadan-cadde ku soo dhaweeyay Xildhibaano iyo Xubno ka tirsan golaha Wasiirada Soomaaliya.
Daahir Maxamud Geele oo ah wasiirka wasarada warfaafin ee xukumada soomaaliya aya ka warbixiyay imaasha R/wasaraha isagona shegay in labada dal ay ka wada hadleen sidii la isaga kaashan lahaa horumarka labada dal.
Halkan ka dhageyso Codka.


