Uncategorized

DHAGEYSO:-Saraakiil lagu eedeeyay in ay Gaadiid ka qaateen Xerada Tababarka Imaaraadka Carabta ee Muqdisho

Muqdisho-KNN-Dhame C/llaahi Cumar Cali oo ka mid ah Saraakiisha Milatariga Soomaaliya ee ku sugan xerada Tababarka Dowladda Imaaraadka carabta ku leedahay magaalada Muqdisho ayaa faah faahin ka bixiyay Gaadiid laga qaatay xerada Gen Goordan ee magaalada Muqdisho oo Imaaraadka ku tababaro Ciidamada Soomaaliya

Sarkaalkaan ayaa Saraakiil kale ku eedeeyay oo milatariga ka tirsan in ay qaateen Dhowr gaari oo nuuca dagaalka ah kadib markii ay xaruntaasi baneeyeen Saraakiisha ka socotay Dowladda Imaaraadka ee Tababarka ka bixin jiray magaalada Muqdisho.

Halkaan ka dhageyso Dhame C/llaahi Cumar Cali