Uncategorized

Dhageyso:- Saraakiisha Amniga Puntland oo sheegay in Shabaab ay Qaraxyo ka geysan doonaan Gaalkacyo

Gaalkacyo–KNN– Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Mudug ee Maamul Gobolleedka Puntland Aadan Nuur Qaal oo la hadlay saxaafadda Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa sheegay in ay hayaan Xog ku aadan in Al-shabaab ay Qaraxyo Ismiidaamin ah iyo Weeraro kala duwan ay ka geysan doonaan Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ee Maamulka Puntland.

Aadan Nuur Qaal Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Mudug ee Puntland ayaa sheegay in Laamaha Ammaanka Puntland ay u diyaar garoobeen ka hortagidda Weerarada ay Al-shabaab qorsheeyeen in ay geystaan.

Halkaan Hoose ka dhageyso Warbixin kooban