Uncategorized

DHAGEYSO:-Sare kac ku yimid Qaar ka mid ah khudaarta dalka.

Muqdisho-KNN-Waxaa sare kac ku yimid qiimaha la iibiyo qaar ka mid ah khudaarta dalka, ka dib markii uu guray Wabigga Shabeele, oo mara Gobolada qaar ee dalka kuwaas oo dalagyada ka soo baxa loo iib geeyo Magaalooyinka waa weyn ee Dalka.

Suuqyada Magaalada Muqdisho Waxaa booqday wariyaheene Farxaan Maxamed Xuseen Warbixitaana ka diyaariyay.

Halkaan ka dhageyso .