Somali News

DHAGEYSO:-Senator Nuuro Faarax Jaamac oo Hambalyo ku aadan 26-ka Juun u dirtay dhaman umadda Soomaaliyeed.

Muqdisho-KNN-Senator Nuuro Faraax Jaamac oo ka tirsan xubnaha Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Soomaaliya gaar ahaan kuwa laga soo doontay deegaanada Waqooyi ee dalka ayaa hambalyo ku aadan 26-ka Juun oo ah xiligii ay Gumeystihii Ingariiska ka Xuroobeen Gobolada Waqooyi ee Soomaaliya.

sidoo kale Senator Nuuro Faarax ayaa ay dowladda federaalka ka dalbatay in shacabka Soomaaliyeed loo furo Wadooyinka xiran si ay ugu qeyb qaataan u dabaal degga Munaasabadda 26-ka Juun.

Halkaan ka dhageyso Wareysiga Senator Nuuro