Cadaado-KNN-Qaar ka mid ah Shacabka ku nool magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud oo la hadlay Idaacada Kulmiye ayaa sheegay in heshiiskii laga gaaray madaxda ugu sareysa maamulka Galmudug uu ahaa is afgarad Dowlada dhexe ay ku dooneysay inay ku fushato dano kaga xayirnaa madaxda maamul goboleedyada dalka iyo shirka maanta ka furmay magaalada Brussels ee Xarunta dalka Belgium-ka.
Halkan ka dhageyso mid ka mid ah dadka reer Cadaado oo arimahaas ka hadlaya.