Uncategorized

DHAGEYSO:-Shacabka Magaalada Jowhar oo eedeen kulul usoo jeediyay maamulka HirShabeelle.

Jowhar-KNN-Qaar ka mid ah Shacabka ku nool Magaalada Jowhar ee Xarunta Hirshabeelle ayaa qeyla dhaan ka muujiyay dhibaatooyin ka taagan magaalada Jowhar.

Shacabkaan oo ah Ganasato iyo Gaadiidley ayaa sheegay in laga qaado Lacag Canshuur ah Islamarkaana aysan ku soo laaban deegaanka dhibaato badana ay ku qabaan Biyo Wadooyinka gooyay.

Warbixintaan waxaa nooga diyaariyay Wariyaha Idaacadda Kulmiye Yuusuf Abuukar Ibraahim

Halkaan ka dhageyso Warbixinta KNN