Uncategorized

DHAGEYSO:-Shacabka Muqdisho oo ka hadalay Iscasilaada la sheegay ee Gudoomiye Jawaari

Muqdisho-KNN-Qaar ka mid ah Shacabka ku nool magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ayaa siyaabo kala duwan Aragtidooda ugu dhiibtay  Iscasilaad la sheegay inuu sameeyay gudoomiye Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.

Halkan ka dhageyso waxa ay ka yiraahdeen shacabka Muqdisho arintaasi.