Uncategorized

Dhageyso:- Shacabka Muqdisho oo ka hadlay Go’aankii Dowladda Ee Qalbi-dhagax

Muqdisho–KNN– Iyadoo Shalay Dowladda Soomaaliya ay Shaacisay Go’aankeeda ku aadan in C/kariim Sheekh Muuse Qalbi-dhagax ay ku Wareejisay Dowladda Itoobiya ayaa waxaa Arrintaas ka hadlay Qaar kamida Shacabka ku nool Magaalada Muqdisho.

Dadka Shacabka ah ayaa Qaarkood ay sheegeen in Dowladda Soomaaliya ay ku Saxan tahay Go’aanka ay qaadatay,halka kuwo kalena ay ku baaqeen in Dowladda Soomaaliya ay Go’aankaas ka Laabato.

Halkaan Hoose ka dhageyso  Codadka Dadweynaha