Uncategorized

DHAGEYSO-:Shiikh Maxamed Saciid Atam oo la sheegay in uu qoranayo Ciidamo weerara Sacuudiga.

Riyaadh-KNN-jariirad ka soo baxda Dalka Sacuudiga ayaa qortay in la helay warbixin ku saabsan Qatar ay qorsheyneyso weeraro lagu soo qaado Dalka Sacuudiga waxaana la sheegay in weeraradaasi la qorsheynayo in loo adeegsaday Shiikh Maxamed Saciid Atam.

Dowladda Qatar ayaa lagu eedeeyay in ay u diyaarinayso Soomaali iyo Kenyan weeraro argagexiso  ka fuliyaan Sacuudiga waxaana dadkaasi la sheegay in Qatar ay Madax kaga dhigeyso Shiikh Maxamed Saciid Atam oo ay dhawaan Sacuudiga iyo Xulufadiisa ay ku dareyn Liiska Argigixisada.

Halkaan ka dhageyso Warbixin ka hadleysa Arintaan.