Uncategorized

DHAGEYSO-:Shiikh Nuur Baaruud oo mar kale weerar afka ah ku qaaday Xildhibaano ka tirsan B.S.F

Muqdisho-KNN-Shiikh Nuur Baaruud Gurxan oo ka mid ah Culumada Soomaaliyeed sidoo kalane ka mid ah Shaqsiyaadka door-ka fir fircoon ku leh Shaqooyin Dowladda ayaa  mar kale weerar afka ah ku qaaday Shaqsiyaad ka mid ah Baarlamaanka Golaha Shacabka Xili uu ka qeyb galayay Xaflad looga hadlayay Waxqbadka xukumadda Kheyrre.

Shiikh Nuur ayaa sheegay in Shaqsiyaad ku jira Golaha ay lacag ama laaluush ku soo qaatayn in aysan dhaqaaqin Xukumadda oo Cunaha laqabto, taasina ay sabab u tahay Shacabka maadaama ay Baarlamaanka ay wakiil ka yihiin hadii aan raali looga noqona aysan dhici laheyn in mooshin la keeno.

Halkaan ka dhageyso warbixin aan ka sameynay hadalka Shiikh Nuur Baaruud Gurxan