Uncategorized

DHAGEYSO:-Shiikh Xasan Daahir oo si kulul u weeraray Al-shabaab.

Muqdisho-KNN-Fariin uu soo duubay Sheikh Hassan Daahir oo la soo gaarsiiyay Idaacadda Kulmiye ee magaalada Muqdisho ayaa waxa uu si dheer uga hadlay Xaaladda amni ee Soomaaliya iyo Arimaha Siyaasadda.

Fariinta Sheikh Hassan Daahir oo socatay 53 daqiiqo ayaa waxyaabaha uu ka hadlay waxaa ugu weyn Dilalka Al-shabaab ay ka fuliyaan Soomaaliya ee loo geesto dadka muhiimka u ah hogaanka Bulshada iyo Waayihii Al-shaab iyo Sheikh Mukhtaar Roobow Cali Abuu-Mansuur.

Waxaa Warbixintaan nooga diyaariyay Wariyaheyna Xuseen Cabdulle Maxamed.

Halkaan ka dhageyso Warbixinta Shiikh Xasan Daahir Aweys