Muqdisho-KNN-Shir caalami ah oo maalmihii la soo dhaafay ka socday magaalada Muqdisho islamarkaana looga hadlayay tayada waxbarasho ee dalalka soo koraya ayaa maanta lagu wadaa in lagu gaba gabeeyo magaalada Muqdisho.
Shirkaan ayaa intuu socday waxaa looga hadlay heerka waxbarasho ee Soomaaliya ay mareyso iyo qorshaha dowlada Soomaaliya kaga dagan tayada Waxbarasho ee Soomaaliya.
Wariye Axmed Maxamed Ibraahim oo ka mid ah Wariyaasha Idaacada Kulmiye oo shirkaas ka qeyb galaya ayaa goor dhow aan wax ka weydiinay faafaahin ku saabsan shirkaas maanta Muqdisho lagu soo gaba gabeynaayo magaalada muqdisho.
Halkan ka dhageyso Wareysiga Wariye Axmed Maxamed Ibraahim oo dhameystiran.


