Muqdisho-KNN-Waxaa saacadaha ka hor magaalada New York ee dalka Mareykanka ka furmay shirka golaha guud qaramada midoobay.
Hadaba qodobada shirkan laga filanka karo in looga hadlo iyo waxa kasoo bixi karo waxaa KNN uga waramay Danjire Maxamed Axmed Caalin oo ku sugan Dalka Finland,waxaa wareystay wariyaha KNN Cabdi Qani C/laahi Ibraahim.
Halkan Ka Dhageyso Wareysiga Danjire Maxamed Axmed Caalin