Uncategorized

Dhageyso:- Shirkii u dhexeeyay Puntland iyo Galmudug oo Maanta Gaalkacyo lagu soo xirayo

Gaalkacyo–KNN– Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa Maanta lagu wadaa in lagu soo gaba gabeeyo Shirkii u dhexeeyay Maamulada Puntland iyo Galmudug ee looga hadlayay Nabadeynta Gobolka Mudug.

Shirkaan ayaa Saddexdii Maalin ee la soo dhaafay waxaa Magaalada Gaalkacyo uu uga socday Mas’uuliyiinta Maamulada Puntland iyo Galmudug,Odayaasha Dhaqanka iyo Qeybaha kala duwan Ee Bulshada,balse Maanta ayaa la filayaa in Shirkaas la soo Afmeero lagana soo saaro War-murtiyeed.

Halkaan Hoose ka dhageyso Wareysi Dhameystiran