Somali News

Dhageyso:-Somaliland iyo Puntland oo dagaalamay

Sool-KNN-Wararka aan ka heleyno deegaan ku dhaw tuulada Tukaraq oo ay isku horfadhiyaan ciidamada Puntland iyo kuwa Soomaaliland ayaa waxa ay sheegayaan in halkaa maanta uu dagaal ku dhexmaray ciidamada labada maamul.

Hoos ka dhageyso faafaahinta dagaalkan.