Uncategorized

Dhageyso:- Somaliland oo Shacab keeda uga Digtay in ay u Safraan Muqdisho

Hargeysa–KNN—Maamulka gooni isu taaga ah ee lagu magacaabo Soomaaliland ayaa shacabkiisa uga digay in ay u soo safraan magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

War ay soo saartay Soomaaliland ayaa waxa ay ku sheegtay in ay sii kordhayaan qataraha amni daro ee ka jira Koonfurta Soomaaliya iyo dilalka loo geysanayo dadka ka soo jeeda degaanada Somaliland.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka