Uncategorized

DHAGEYSO:-Waa sidee xiriirka ka dhaxeeya Baarlamaanka Soomaaliya iyo dadka ay matalaan?

Muqdisho-KNN-Waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamij gaar ah oo ka hadlaya xiriirka ka dhaxeeya xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya iyo dadka ay ku matalaan dowlada sida uu yahay?

Barnaamijkaan waa soo diyaariyay soona jeedinaya Wariye Xuseen Cabdulle Maxamed.

Halkan ka dhageyso Barnaamijka oo dhameystiran.