Uncategorized

DHAGEYSO:-Waayihii Jawaari iyo Wareerkii mooshinka.

Muqdisho-KNN-Warbixintaan waxaan ku eegaynaa waayihii siyaasadeed ee Guddoomiyihii Golaha shacabka Soomaaliya Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari iyo Jawareerkii ka dhashay mooshinkii soo taagnaa maalmihii la soo dhaafay.

Sidoo kale Warbixintaan waxaan kaga hadleynaa Isbadalkii ka muuqday shalay markii uu khudbada ka jeedinayay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya Guddoomiyaha iscasilay ee Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari.

Waxaa soo jeedinaya Xuseen Cabdulle Maxamed oo ka tirsan KNN

Halkaan ka dhagayso Warbixinta oo dhameestiran.