Uncategorized

Dhageyso:-Wafdi sare oo maanta gaaray magaalada Hobyo

Hobyo-KNN-Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf, Wasiiro, Xildhibaanada laba gole ee Baarlamaanka Soomaaliya iyo xubno kale ayaa maanya gaaray magaalada Hobyo ee gobolka Mudug.

Xubnahaan ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Hobyo iyagoona mashaariic badan ka fuliyay magaalada.

Wariyaha KNN ugu soo warama gobolka Mudug Liibaan Cajiib Xaaji ayaa goor dhow aan ka wareysanay wafdigaan maanta gaaray magaalada Hobya.

Halkan ka dhageyso.