Uncategorized

Dhageyso:- Wararkii ugu dambeeyay Dagaalka u dhexeeya Puntland iyo Galmudug

Gaalkacyo–KNN– Iyadoo Dagaal u dhaxeeya Maleeshiyaad kala Taabacsan Maamulada Puntland iyo Galmudug uu ka Qarxay Waqooyi Bari Gobolka Mudug ayaa Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo Goobaha Dagaalka waxaa ay sheegayaan in hadda Xaalada ay degen tahay islamarkaana ay Xabaddii iskeed u joogsatay.

Dadkii ku dhaawacmay Dagaalka ayaa  la keenay Isbitaalada Waqooyiga iyo Koofurta Magaalada Gaalkacyo,iyadoo aysan caddeyn illaa hadda Khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac inta uu le eg yahay.

Maamulada Puntland iyo Galmudug midna kala hadlin Dagaalka ka socda Bariga Gobolka Mudug ee u dhexeeya Maleeshiyada ka soo kala jeeda Labada Maamul.

Halkaan Hoose ka dhageyso Wararkii ugu dambeeyay