Somali News

Dhageyso:-Wasiir Cawad”Waxaan dhex-dhexaadinaynaa Ereteria iyo Jabuuti”

Muqdisho-KNN-Wasiirka arimaha dibadda xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Axmed Ciise Cawad oo la halday KNN, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay dhex dhexaadineyso dowladaha Jabuuti iyo Ereteria oo khilaaf xoogan uu xilligan u dhaxeeyo.

Hoos ka dhageyso faahfaahin dheeriya.