Somali News

DHAGEYSO:-Wasiir Oomaar“majirto hawo ay leedahay Soomaaliland, Muqdisho ayaa laga maamulaa Hawada Soomaaliya”

Muqdisho-KNN-Wasiirka Wasaarada Gaadiidka iyo Duulista Hawada  ee Xukumadda Fedraalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Salaad Oomaar oo la hadlay Warbaahinta Dowlada ayaa sheegay in aysan jirin Hawada Soomaaliya meelkale oo laga maamulo oo aan Muqdisho aheen.

Wasiir Oomaar ayaa yiri Sida Diyaaradaha ay u dul maraan Puntland, Jubaland, Koofur Galbeed oo kale ayey Soomaalilandne la midtahay, wuxuu intaas raaciyay Hawada Soomaaliland waa Hawada Soomaaliya ay maamusho, maamulkaas Dekhliga naga soo galane waxaa wadnaa qorshihii aan ku qeybsan laheen.

Halkan ka dhageyso Wasiir Oomaar oo arimahaas ka hadlaya.