Uncategorized

DHAGEYSO:-Wasiirka Cadaalada Somaliya iyo Madaxweyne Waare oo maanta Dhagax Dhigay xabsiga Jowhar.

Jowhar-KNN-Wasiirka Wasaarada Cadaalada Xukumada Fedraalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji Cilmi iyo Madaxweynaha Maamul Goboleedka Shirshabeele Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta dhagax dhigay xabsigii hore ee Magaalada Jowhar oo horay ay u bur buriyeed Al-shaab xiligii Magaaladaas ay ka talinayeen.

Xasan Xuseen Xaaji iyo Madaxweynaha Hirshabele Maxamed Cabdi Waare ayaa hadalo kooban ka jeediyay xarunta xabsigaan, oo kaga hadleen muhiimada cadaalada ay u leedahay umada Soomaaliyeed.

Dhageyso Codka Wasiirka oo ka hadlaayo Ujeedka xabsigaan Cusub.