Uncategorized

Dhageyso:- Wasiirro ka tirsan Xukumadda Soomaaliya oo Maanta la kulmay Baarlamaanka Hirshabelle

Jowhar–KNN– Wasiirro ka tirsan Xukumadda Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyrre ayaa Maanta Magaalada Jowhar kula kulmay Baarlamaanka Hirshabelle,waxaana Warbixin siiyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle.

Wasiirada ka socda Xukumadda waxaa ka mid ah Wasiirka Arrimaha Gudaha,Wasiirka Amniga iyo Wasiirka Waxbarashada,waxaana ay u tageen sidii Xal looga gaari lahaa Khilaafka ka dhashay Xilka qaadista Madaxweynaha Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble.

Halkaan Hoose ka dhageyso Warbixin dhameystiran