Muqdisho-KNN-Shiikh Xasan Daahir Aweys oo xabsi guri ugu jira dowlada somaliya ayaa markii labaad soo duubay fariin uu kaga hadlaayo siyaasada Somaliya.
Shiikh Xasan Daahir ayaa fariintan uu soo duubay waxuu aad kaga hadlay arimo la xariira Jawhariirka Soomaaliyeed ee ka taagan Soomaaliya, Shiikh Xassan ayaa sheegay in dhibaatda Soomaaliya ka jirta ay salka ku hayso arimo la xariira qabiil iyo dano gaar ah waxa uuna codsaday in la joojiyo danaha gaarka ah si loo helo maslaxad Guud oo Soomaali ka dhaxeysa.