Uncategorized

Dhageyso:-Xiisad Dagaal oo ka taagan duleedka Caabudwaaq iyo Maamulka Galmudug oo Ciidan u diray.

Muqdisho-KNN- Xiisad dagaal oo u dhaxeysa labo beelood oo wada dega  Gobolka Galgaduud ayaa shalay iyo maanta ka taagan deegaano kamid ah Gobolkaasi ,   Maamulka Galmudug ayaana  ciidamo kamid ah kuwa Nabad Sugida u diray si ay ukala dhexgalan labada beelood oo cabsi laga qabo in ay dagaalamaan.

Halkaan ka dhageyso warka uu Galgaduud kasoo diray wariyaha Radio Kulmiye Sharma’arke Maxamed Maxamuud.

120101_007