Uncategorized

DHAGEYSO-:Xiisad ka taagan deegaanka Tukeraq ee Gobalka Sool.

Garowe-KNN-Daahir Saleebaan Cashuur Guddoomiyaha gobalka Sool ee maamulka Puntland oo wareysi siiyay Idaacadda Kulmiye ayaa faah faahin ka bixiyay Xiisad dagaal iyo abaabul wali ka socda deegaanada Tukeraq iyo tuulooyin kale oo ka agdhaw oo ka tirsan gobalka Sool.

Guddoomiye Daahir ayaa Soomaaliland ku eedeeyay in ay barakicineyso dadka degan Tukeraq, waxa uuna ka digay Colaad halkaasi mar kale ka bilaabata.

Halkaan ka dhageyso Wareysiga Guddoomiyaha