Uncategorized

Dhageyso Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow”Jawaari uma dooran inuu Baarlamaanka leeyahay”.

Muqdish-KNN-Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo kamid ah mudanayaasha Golaha shacabka Baarlamanka Soomaaliya kana mid ah xildhibaanada gudbiyay mooshinka looga soo horjeedo gudoomiyaha Golaha shacabka Prof Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari ayaa waxaa uu ka hadlay sababaha ay mooshinka uga keeneen Jawaari.

Xildhibaan Jeesow ayaa tilmaamay in gudoomiye Jawaari uu ka gaabiyay waajibaadkiisa shaqo islamarkaana uu ula dhaqmay xildhibaanada sida inuu isaga leeyahay Baarlamaanka.

Halkaan ka dhageyso Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka hadlaya mooshinka ay maanta gudbiyeen.